Thursday, July 12, 2012

SOO DHAWAYN

waxaad websitekan ka heli doontaan warbixino ku saabsan Prof: ahmed ismail samatar , oo ah musharax madaxtinimo ee dawlada somaliya , waxa kaloo oo aad ka bogan doontaan tariikhdiisa, wax qabadkiisa iyo fogaal argiisa uu ku sadaalin jiray xalada somaliya .

Sidan ognahay Mudane: ahmed ismail samatar waxuu ku mashquulsana noloshiisa inta ugu badan sidii uu wax ugu qaban laha dalka somaliya lakinse uu la,aa fursad uu kaga faidaysto si uu uga badalo xalada somaliya hada ku sugantahay , mudanuhi wuxuu inbadan ka hadalay dhibaatooyinka somaliya ee so noqnoqday in mudo ah , waxa kaluu ka hadalay xalka laga gaadhi karo dhibatooyinkaas.
Hadaba mudane ahmed ismail samatar waa qofka kaliyee ee ku mashqulay sida uu wax uga badali laha xalada somaliya , waxa uu mar walba u taagna nabad sidii loo heli laha , waxa kaloo qabtay waxyaalo badan oo muuqda sida in uu siiyay ardayda somaliya waxbarasho, Runti markaan meel walba ka fiirinay wax uu noqday mudane: ahmed ismail samatar qof ka kaliye u qalba unuu manta xilka somaliya qabta , lana hubo inuu noqonayo manta qofka uu shacabka somaliya u bahanyahay ee aqoon iyo cilmi dherada leh , 
waxad kalo heli doontan tariikhda ahmed ismail samatar oo dhameeystiran iyo waliba wax qabadkiisi ... Nagala soco website kan iyo boga facebook ..........
ahmed samatar .. wad mahadsantihin la socod wanagsan .

1 comment:

  1. Play The Real Money Slot Machines - Trick-Taking Game - Trick-Taking
    How to Play. Play The Real https://septcasino.com/review/merit-casino/ Money Slot Machine. 토토 If you are searching for a worrione fun, exciting game to https://jancasino.com/review/merit-casino/ play online, we have you filmfileeurope.com covered.

    ReplyDelete

 

UJEEDOOYIN

Ujoodeyiinka prof: ahmed ismail samatar waxa ka mid ah , nabadaynta dalka somaliya ,inuu kor u qaado heer ka waxbarasho , inuu dhiiri galiyo dhalinyarada somaliyed haween iyo ragba siiyana fursad waxbarasho iyo shaqo, in uu sameeyo hormar dalka gudihiisa iyo dibadiisa, inu dhaliyo dawlad lagu kalsonyahay oo caadaalad leh soona celiyo midnimadii iyo is jeceylkii umada somaliyed iyo kuwo badan ooynu halkan kuso koobi karin

WAX QABADKA

Prof: ahmed ismail samatar waxa uu qabtay waxa ka mid inuu sameyay jamacadu ku yaal dalka maraykanka (America) si ay uga faidaystan umada somaliyeed ee ku nool wadankaas, waxakalu qabtay in uu ahmiyada saray dhanka waxbarasho ee gudaha somaliya , uun ka fuliyay mashariic waxbarasho dalka somaliya , iyo waliba hawlo badan oonan soo kobi karin

Recent Comments

Recent Comments Widget
 
Animated Social Gadget - Blogger And Wordpress Tips
Blogger Wordpress Gadgets