Social Icons

Featured Posts

.

Saturday, July 14, 2012

HAL HAYSKII HIIL QARAN


Halhayska Hiil Qaran
Professor Samatar dadaaladiisa waxaa ka mid ahaa inuu ururiyo bahda aqoonyahanada soomaliyeed si ay xal ugu helaan Somalia iyo soomali. Sidaa awadeed wuxuu ka soo qayb galay dadaalo badan oo lagu baadi doonaayo xal waara oo ummadu dhibaatada kaga baxdo.

BUUKTII UU QORAY PRO: AHMED ISMAIL SAMATAR


Kutub:
Socialist Somalia: Rhetoric and Reality (London: Zed Books, 1988)
The Somali Challenge: From Catastrophe to Renewal (L. Rienner Publishers, 1994 – 297 pages)
The African State: Reconsiderations (Heinemann, 2002)
Somalia: State Collapse, Multilateral Intervention, and Strategies for Political Reconstruction (Brookings Institution, 1995)
Literature, the Creative Imagination and Globalization (Macalester College, International Studies and Programming, 1996 – 245 pages).
Maqaal-cilmiyeedyo iyo agab-cilmiyeed kale:

Friday, July 13, 2012

Tariikhta Pro: ahmed ismail samatar oo kooban

Professor Axmad Ismaciil Samatar wuxuu ka mid yahay aqoonyahannada waaweyn ee Soomaalida kuwooda safka hore, hadduusanba ahayn kan koowaad. Waa indheergarad maskax-maal ah oo si joogto ah isha ugu haya waxa ka socda Soomaaliya iyo adduunkaba. Wuxuu aad u taxliiliyaa is-beddelka xaaladaha caalamka. Wuxuu wax ku bartay dalka Mareykanka muddo hore........

Thursday, July 12, 2012

SOO DHAWAYN

waxaad websitekan ka heli doontaan warbixino ku saabsan Prof: ahmed ismail samatar , oo ah musharax madaxtinimo ee dawlada somaliya , waxa kaloo oo aad ka bogan doontaan tariikhdiisa, wax qabadkiisa iyo fogaal argiisa uu ku sadaalin jiray xalada somaliya .
 

UJEEDOOYIN

Ujoodeyiinka prof: ahmed ismail samatar waxa ka mid ah , nabadaynta dalka somaliya ,inuu kor u qaado heer ka waxbarasho , inuu dhiiri galiyo dhalinyarada somaliyed haween iyo ragba siiyana fursad waxbarasho iyo shaqo, in uu sameeyo hormar dalka gudihiisa iyo dibadiisa, inu dhaliyo dawlad lagu kalsonyahay oo caadaalad leh soona celiyo midnimadii iyo is jeceylkii umada somaliyed iyo kuwo badan ooynu halkan kuso koobi karin

WAX QABADKA

Prof: ahmed ismail samatar waxa uu qabtay waxa ka mid inuu sameyay jamacadu ku yaal dalka maraykanka (America) si ay uga faidaystan umada somaliyeed ee ku nool wadankaas, waxakalu qabtay in uu ahmiyada saray dhanka waxbarasho ee gudaha somaliya , uun ka fuliyay mashariic waxbarasho dalka somaliya , iyo waliba hawlo badan oonan soo kobi karin

Recent Comments

Recent Comments Widget
 
Animated Social Gadget - Blogger And Wordpress Tips
Blogger Wordpress Gadgets